{"id":544644,"date":"2025-09-17T14:32:53","date_gmt":"2025-09-17T11:32:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544644"},"modified":"2025-09-17T14:32:53","modified_gmt":"2025-09-17T11:32:53","slug":"hayadda-qaxootiga-qaranka-iyo-midowga-yurub-oo-ka-wada-hadlay-xal-u-helidda-dadka-ku-barakacay-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-qaxootiga-qaranka-iyo-midowga-yurub-oo-ka-wada-hadlay-xal-u-helidda-dadka-ku-barakacay-dalka\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Qaxootiga Qaranka iyo midowga Yurub oo ka wada hadlay xal u helidda dadka ku barakacay dalka"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Axmed Xuseen Cilmi, ayaa kulan la qaatay Madaxa u Adkeysiga Afooyinka ee Midowga Yurub, Marwo Mayra.<\/p>\n<p>Kulanka, oo ka dhacay xarunta Midowga Yurub ee magaalada Nairobi, waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha xal u helidda dadka ku barakacay dalka iyo meel-marinta sharciyada, sida sharciga qaxootiga iyo magangelya doonka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii loo abuuri lahaa waxqabad muuqda oo xal loogu raadinayo bulshada barakacday, iyadoo la kaashanaysa daneeyeyaasha u heelan wax ka qabashada arrimahan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Axmed Xuseen Cilmi, ayaa kulan la qaatay Madaxa u Adkeysiga Afooyinka ee Midowga Yurub, Marwo Mayra. Kulanka, oo ka dhacay xarunta Midowga Yurub ee magaalada Nairobi, waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha xal u helidda dadka ku barakacay dalka iyo meel-marinta sharciyada, sida sharciga qaxootiga iyo magangelya doonka. Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":544645,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544644","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544646,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544644\/revisions\/544646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544645"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}