{"id":544638,"date":"2025-09-17T13:54:06","date_gmt":"2025-09-17T10:54:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544638"},"modified":"2025-09-17T13:58:42","modified_gmt":"2025-09-17T10:58:42","slug":"%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%82%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9f%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a6-4","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/%f0%9d%90%96%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ac%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%ab%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9d%f0%9d%90%9a-%f0%9d%90%82%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9a%f0%9d%90%9f%f0%9d%90%a2%f0%9d%90%a6-4\/","title":{"rendered":"\ud835\udc16\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc2b\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc1d\ud835\udc1a \ud835\udc02\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1f\ud835\udc22\ud835\udc26\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc28\ud835\udc28 \ud835\udc31\ud835\udc2e\ud835\udc2c\ud835\udc2d\ud835\udc1a\ud835\udc32 m\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc1a c\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc22\ud835\udc20\ud835\udc1a \ud835\udc1a\ud835\udc21 \ud835\udc1e\ud835\udc1e b\ud835\udc1a\ud835\udc1d\ud835\udc2a\ud835\udc1a\ud835\udc1b\ud835\udc24\ud835\udc1a b\ud835\udc2e\ud835\udc24\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc24\ud835\udc1a"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr, Cali Xaaji Aadan\u00a0ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka, taas oo sannad kasta lagu xuso 17-ka Sebtembar.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Qalabka, Daawada iyo Xarumaha Caafimaadka ee Wasaaradda, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasime Waaxeedyo, Madax Qeybeedyo, Agaasimayaasha Isbitaallada Dowliga iyo kuwa gaarka loo leeyahay, Dhakhaatiir, Aqoonyahanno iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan bahda caafimaadka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Intii lagu guda jiray munaasabadda ayaa laga hadley muhiimadda badqabka bukaanka iyo doorka uu ku leeyahay kor u qaadista adeegyada caafimaad ee dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Waxaa sidoo kale lagu xusay in Wasaaradda Caafimaadku ay mudnaan gaar ah siin doonto sugidda amniga iyo badbaadada bukaan kasta oo adeeg caafimaad ka helaya xarumaha dalka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aaden ayaa sheegey in maalintan muhiimka ah ku tilmaamey maalin isxusiin waajibaad qaran taasoo ah in ka ogaado muhiimadda ay leedahay ilaalinta iyo badqabka muwaadinka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa mar walba ka go\u2019an horumarinta adeegyada caafimaad iyo xaqiijinta badqabka bukaanka taasoo ah mid waajib ah islamarkaana ka mid ay ahdaafta Wasaaradda Caafimaadka.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr, Cali Xaaji Aadan\u00a0ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka, taas oo sannad kasta lagu xuso 17-ka Sebtembar. Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Qalabka, Daawada iyo Xarumaha Caafimaadka ee Wasaaradda, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasime [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":544642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544638","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544640,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544638\/revisions\/544640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}