{"id":544601,"date":"2025-09-16T20:12:08","date_gmt":"2025-09-16T17:12:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544601"},"modified":"2025-09-16T20:12:08","modified_gmt":"2025-09-16T17:12:08","slug":"hayadda-nira-oo-ku-baaqday-in-la-qaato-kaarka-aqoonsiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-nira-oo-ku-baaqday-in-la-qaato-kaarka-aqoonsiga\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda NIRA oo ku baaqday in la qaato Kaarka aqoonsiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxda Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka.<\/p>\n<p>Baaqa ayaa yimid iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Aqoonsiga Adduunka, taas oo fursad u ah kor u qaadista wacyiga ku saabsan muhiimadda kaarka aqoonsiga.<\/p>\n<p>NIRA waxay shacabka Soomaaliyeed ku boorrisay inay is-diiwaangeliyaan, isla markaana ka faa\u2019iideystaan is-diiwaangelinta lacag la\u2019aanta ah ee Kaarka Aqoonsiga Qaranka, taas oo socon doonta muddo kooban.<\/p>\n<p>Hay\u2019addu waxay xustay in kaarka aqoonsiga qaranku yahay mid muhiim u ah helitaanka adeegyada dowladda, iyo horumarinta nidaamka maamulka dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, NIRA waxay ku adkaysay bulshada in is-diiwaangelintani ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo xuquuqda muwaadin kasta, isla markaana lagu fududeynayo helitaanka adeegyada muhiimka ah ee dowladda iyo hay\u2019adaha gaarka loo leeyahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxda Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka. Baaqa ayaa yimid iyadoo maanta dunida laga xusayo Maalinta Aqoonsiga Adduunka, taas oo fursad u ah kor u qaadista wacyiga ku saabsan muhiimadda kaarka aqoonsiga. NIRA waxay shacabka Soomaaliyeed ku boorrisay inay is-diiwaangeliyaan, isla markaana ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":544602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544601","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544603,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544601\/revisions\/544603"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}