{"id":544525,"date":"2025-09-15T20:10:57","date_gmt":"2025-09-15T17:10:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544525"},"modified":"2025-09-15T20:10:57","modified_gmt":"2025-09-15T17:10:57","slug":"madaxwayne-xasan-sheekh-oo-dooxa-kula-kulmay-erdogan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxwayne-xasan-sheekh-oo-dooxa-kula-kulmay-erdogan\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Xasan Sheekh oo Dooxa kula kulmay Erdogan"},"content":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya Shirwaynaha Dowladaha Carabta iyo Islaamka ee ka socda magaalada Doxa, ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxwaynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Rajab Dayyib Erdogan.<\/p>\n<p>Labada Madaxwayne ayaa ka wada-hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee gobolka Bariga Dhexe, iyaga oo sidoo kale hoosta ka wada xarriiqay in si wadajir ah loo xoojiyo iskaashiga qotodadheer ee labada dal ka dhexeeya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalaya Shirwaynaha Dowladaha Carabta iyo Islaamka ee ka socda magaalada Doxa, ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxwaynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Rajab Dayyib Erdogan. Labada Madaxwayne ayaa ka wada-hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee gobolka Bariga Dhexe, iyaga oo sidoo kale hoosta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":544526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544525","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544527,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544525\/revisions\/544527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}