{"id":544255,"date":"2025-09-12T09:05:51","date_gmt":"2025-09-12T06:05:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544255"},"modified":"2025-09-12T10:07:01","modified_gmt":"2025-09-12T07:07:01","slug":"bandhig-ku-saabsan-hal-abuurka-dhallinyarada-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bandhig-ku-saabsan-hal-abuurka-dhallinyarada-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Bandhig ku saabsan hal abuurka dhallinyarada oo lagu qabtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Wasaaradda Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigaayey hal abuurka dhallinyarada \u00a0ee dhinaca wax soo saarka Beeraha.<\/p>\n<p>Munaasabaddaan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda beeraha waxaa ka qeybgalay mas\u2019uuliyiin ka kala socday wasaaradda beeraha iyo jaamacadda Jambuuruya ,iyadoo mudadii ay socotay xafladdaasi lagu soo bandhigay fikrado ganacsi oo wax ka taraya horumarka loo qaadi karo xagga beeraha.<\/p>\n<p>Ujeedka munaasabaddaan aya aheyb mid loogu talagalay dhiirigalinta dhallinyarada,gaar ahaan 50 xubnood oo \u00a0soo dhameystay tababar aqoon kororsi ah oo socday muddo bil iyo bar ah .<\/p>\n<p>Agasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maxamuud Maxamed Maxamuud oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa xusay in bandhiggaan uu qeyb ka yahay tartanka hal abuurka furan,kaas oo la doonayo in lagu soo saaro dhallinyarada ku fiican xagga wax soo saarka beeraha.<\/p>\n<p>Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen wasaaradda beeraha iyo jaamacadda Jamhuuriya waxaa kaloo ka hadlay Qaasim Cabdi Jimcaale iyo Aamino Cismaan oo xubno ka ah Jaamacaddaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Wasaaradda Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigaayey hal abuurka dhallinyarada \u00a0ee dhinaca wax soo saarka Beeraha. Munaasabaddaan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda beeraha waxaa ka qeybgalay mas\u2019uuliyiin ka kala socday wasaaradda beeraha iyo jaamacadda Jambuuruya ,iyadoo mudadii ay socotay xafladdaasi lagu soo bandhigay fikrado ganacsi oo wax ka taraya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":544256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544255","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544255","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544255"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544260,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544255\/revisions\/544260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}