{"id":544205,"date":"2025-09-11T08:24:15","date_gmt":"2025-09-11T05:24:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544205"},"modified":"2025-09-11T08:24:15","modified_gmt":"2025-09-11T05:24:15","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-magacaabay-agaasimayaal-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-magacaabay-agaasimayaal-kale\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo magacaabay Agaasimayaal kale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u magacaabay Ibraahim Cabdullaahi Axmed (Sheellare) in uu noqdo Agaasimaha Waaxda Warfaafinta, Xiriirka iyo Tiknoolajiyada ( Information and Communication Technology &#8211; ICT Department ).<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA ayaa sidoo kale u magacaabay Md. Abubakar Axmed Maxamed inuu noqdo Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cunnada iyo Ilaalinta Bulshada (Director of Food Security and Social Protection).<\/p>\n<p>Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle guddoomiyaha SoDMA ayaa Agaasimayaashan kula dardaarmay in ay xilkiisa u gutaan si hufan oo daacadnimo iyo xilkasnimo leh, wuxuu Alle uu uga baryay inuu u fududeeyo mas&#8217;uuliyadda culus ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maalmihii aynu soo dhaafnay magacaabayay Agaasimayaal ka qaybqaata fududeynta howlaha baaxadda leh ee ay ummadda u hayso hay&#8217;adda SoDMA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u magacaabay Ibraahim Cabdullaahi Axmed (Sheellare) in uu noqdo Agaasimaha Waaxda Warfaafinta, Xiriirka iyo Tiknoolajiyada ( Information and Communication Technology &#8211; ICT Department ). Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA ayaa sidoo kale u magacaabay Md. Abubakar Axmed Maxamed inuu noqdo Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cunnada iyo Ilaalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":544206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544205","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544205\/revisions\/544207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}