{"id":544158,"date":"2025-09-10T09:48:37","date_gmt":"2025-09-10T06:48:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544158"},"modified":"2025-09-10T09:48:37","modified_gmt":"2025-09-10T06:48:37","slug":"sodma-oo-magacawday-agaasimaha-santuuqa-maareeynta-khataraha-musiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-magacawday-agaasimaha-santuuqa-maareeynta-khataraha-musiibooyinka\/","title":{"rendered":"SoDMA oo magacawday Agaasimaha Santuuqa Maareeynta Khataraha Musiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u Magacabay Cabdullaahi Maxamuud Diiriye, Agaasimaha Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Musiibooyinka ( Director for National Disaster Risk Management Fund).<\/p>\n<p>Gudmoomiyaha ayaa asagoo tixraacaya SHARCI Lr.17 kaas oo qodobkiisa 8-aad farqadiisa 2-aad 3-aad Iyo 4-aad uu dhigayo in Hey&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka ay abuurto Sanduuq dhaqaale oo ay ka qeyb galayaan ganacsatada iyo dadweynaha Soomaaliyeed kaas oo loogu talo galay in looga jawaabo Xaaladaha Deg-Deg ee Musiibooyinka Dalka lasoo gudboonaada ( Emergency Response ).<\/p>\n<p>Mudane Diiriye ayaa lagula dardaarmay in uu hoowshiisa u guto si xilkasnimo leh, Allana uga baryay in uu u Fududeeyo Masuuliyadda loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa u Magacabay Cabdullaahi Maxamuud Diiriye, Agaasimaha Santuuqa Qaran ee Maareeynta Khataraha Musiibooyinka ( Director for National Disaster Risk Management Fund). Gudmoomiyaha ayaa asagoo tixraacaya SHARCI Lr.17 kaas oo qodobkiisa 8-aad farqadiisa 2-aad 3-aad Iyo 4-aad uu dhigayo in Hey&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka ay abuurto Sanduuq [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":544159,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544158","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544158","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544158"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544160,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544158\/revisions\/544160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}