{"id":544121,"date":"2025-09-09T13:42:45","date_gmt":"2025-09-09T10:42:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=544121"},"modified":"2025-09-09T13:43:16","modified_gmt":"2025-09-09T10:43:16","slug":"wakiilka-soomaaliya-u-qaabbilsan-iaea-oo-warqadaha-aqoonsiga-ugu-gudbisay-agaasimaha-guud-ee-hayadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wakiilka-soomaaliya-u-qaabbilsan-iaea-oo-warqadaha-aqoonsiga-ugu-gudbisay-agaasimaha-guud-ee-hayadda\/","title":{"rendered":"Wakiilka Soomaaliya u qaabbilsan IAEA oo warqadaha aqoonsiga u gudbisay Agaasimaha Guud ee hay&#8217;adda"},"content":{"rendered":"<p>Vienna-Switzerland-(SONNA)-Safiirka Soomaaliya u fadhida Austria iyo Switzerland, ahna wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay&#8217;adda Quwadda Atoomikada Adduunka (IAEA), Amb. Khadra Axmed Ducaale ayaa warqadaha aqoonsiga ugu gudbisay Agaasimaha Guud ee hay&#8217;adda Atoomikada IAEA, Rafael Mariano Grossi oo ka guddoomay.<\/p>\n<p>Munaasabad lagu qabtay xarunta hay&#8217;adda ee Vienna ayaa lagu xusay xiriirka xooggan ee Soomaaliya ay la leedahay hay&#8217;ada Qaramada u qaabilsan la socoshada Nukliyeerka, Amb. Khadra Axmed Ducaale, ayaa hay&#8217;adda uga warbixisay sida ay Soomaaliya uga go&#8217;an tahay in ay xiriir dhow la yeelato hay&#8217;adda Atoomikada Adduunka, gaar ahaan qeybaha Nukliyeerka ee loo adeegsado tamarta, beeraha iyo caafimaadka.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda IAEA waxay ka caawisaa dalalka xubnaha ka ah hannaanka ay u adeegsadaan tiknoolojiyada casri ah oo lagu ilaaliyo deegaanka, laguna qiimeeyo saamaynta isbeddelka cimillada.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee hay&#8217;adda Quwadda Atoomikada Adduunka (IAEA) Mr. Rafael Mariano Grossi ayaa soo dhaweeyay doorka firfircoon ee Soomaaliya ay uga jirto hay&#8217;adda, isagoo u xaqiijiyay in IAEA ay diyaar u tahay in ay ka taageerto Soomaaliya sidii ay uga faa&#8217;ideysan laheyd tiknolojiyada Nukliyeerka, si loo helo horumar waara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Vienna-Switzerland-(SONNA)-Safiirka Soomaaliya u fadhida Austria iyo Switzerland, ahna wakiilka Soomaaliya u qaabilsan hay&#8217;adda Quwadda Atoomikada Adduunka (IAEA), Amb. Khadra Axmed Ducaale ayaa warqadaha aqoonsiga ugu gudbisay Agaasimaha Guud ee hay&#8217;adda Atoomikada IAEA, Rafael Mariano Grossi oo ka guddoomay. Munaasabad lagu qabtay xarunta hay&#8217;adda ee Vienna ayaa lagu xusay xiriirka xooggan ee Soomaaliya ay la leedahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":544122,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-544121","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=544121"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":544124,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/544121\/revisions\/544124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/544122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=544121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=544121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=544121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}