{"id":543791,"date":"2025-09-05T08:48:30","date_gmt":"2025-09-05T05:48:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543791"},"modified":"2025-09-05T08:51:54","modified_gmt":"2025-09-05T05:51:54","slug":"taliyaha-ciidanka-africom-soomaaliya-waa-meel-istiraatiiji-ah-waxaana-ka-jira-fursado-waaweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-africom-soomaaliya-waa-meel-istiraatiiji-ah-waxaana-ka-jira-fursado-waaweyn\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka (AFRICOM) \u201cSoomaaliya waa meel istiraatiiji ah, waxaana ka jira fursado waaweyn"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) General Dagvin R.M. Anderson oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay siyaasadda iyo dadaalka Dowladda mareykanka iyo sida ay u arkaan arrimaha gobolka ee geeska Afrika,gaar ahaan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan booqashadeyda ku bilaabay Soomaaliya oo ku taalla isgoyska adduunka,isla markaana muhiimad weyn u leh gobolka Geeska Afrika\u201d ayuu yiri Taliyaha cusub ee AFRICOM<\/p>\n<p>Taliyaha (AFRICOM) waxa uu xusay in socdaalkiisa uu la xiriiro sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa xaaladda gobolka,gaar ahaan Dalka Soomaaliya,isagoo intaa raaciyay in Dowladda Mareykanka ay diyaar u yihiin in gacansiinta Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM waxa uu horay u soo noqday Taliyaha Cutubka Gaarka ah ee howlgallada Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha cusub ee Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) General Dagvin R.M. Anderson oo wareysi siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay siyaasadda iyo dadaalka Dowladda mareykanka iyo sida ay u arkaan arrimaha gobolka ee geeska Afrika,gaar ahaan Dalka Soomaaliya. \u201cwaxaan booqashadeyda ku bilaabay Soomaaliya oo ku taalla isgoyska adduunka,isla markaana muhiimad weyn u leh gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543792,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543791","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543791"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543795,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543791\/revisions\/543795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543792"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}