{"id":543741,"date":"2025-09-04T14:10:16","date_gmt":"2025-09-04T11:10:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543741"},"modified":"2025-09-04T14:10:16","modified_gmt":"2025-09-04T11:10:16","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-guuleystay-ka-fuliyay-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-guuleystay-ka-fuliyay-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga dalka oo howlgal guuleystay ka fuliyay Shabeellada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Howlgal lagu bartilmaameedsaday xubno Khawaarij ah ayaa ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka October waxay ka sameeyeen tuulooyinka kala ah Malable, Siigaale iyo Buulo-Arundi oo hoostaga deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 14-ka October, Gashaanle dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye, ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidamada ay cagta mariyeen malleeshiyaad ay Khawaarijta u diyaarisay in ay baad ka qaadaan shacabka beeraleyda ah ee ku nool tuulooyinka uu howlgalka ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Marka-(SONNA)-Howlgal lagu bartilmaameedsaday xubno Khawaarij ah ayaa ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka October waxay ka sameeyeen tuulooyinka kala ah Malable, Siigaale iyo Buulo-Arundi oo hoostaga deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha hoose. Taliyaha Guutada 14-ka October, Gashaanle dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye, ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidamada ay cagta mariyeen malleeshiyaad ay Khawaarijta u diyaarisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":543742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543741","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543741"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543743,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543741\/revisions\/543743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543742"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}