{"id":543732,"date":"2025-09-04T11:52:02","date_gmt":"2025-09-04T08:52:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543732"},"modified":"2025-09-04T11:52:56","modified_gmt":"2025-09-04T08:52:56","slug":"soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-iska-kaashanay-nidaaminta-garaadka-macmalka-ah-ee-teknoolojiyadda-hawada-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-iska-kaashanay-nidaaminta-garaadka-macmalka-ah-ee-teknoolojiyadda-hawada-sare\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Sacuudiga oo iska kaashanaya nidaaminta garaadka macmalka ah"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh oo ka qeyb-galaya Madasha Caalamiga ah ee hay\u2019adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25) ee lagu qabtay magaalada Riyadh, ayaa la kulmay Mudane Haitham Alohaly, Guddoomiyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta, Dayax-gacmeedka iyo Teknoolojiyadda ee Boqortooyada Sacuudiga (CST).<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhisidda qaab iskaashi oo dhex mara labada hay\u2019adood, iyadoo xoogga la saarayo wada-shaqeynta ku saabsan nidaaminta garaadka macmalka ah (AI) ee teknoolojiyadda hawada sare iyo wadaagista kaabayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh oo ka qeyb-galaya Madasha Caalamiga ah ee hay\u2019adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25) ee lagu qabtay magaalada Riyadh, ayaa la kulmay Mudane Haitham Alohaly, Guddoomiyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta, Dayax-gacmeedka iyo Teknoolojiyadda ee Boqortooyada Sacuudiga (CST). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dhisidda qaab iskaashi oo dhex mara labada hay\u2019adood, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":543733,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543732","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543732"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543732\/revisions\/543736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}