{"id":543714,"date":"2025-09-03T21:34:48","date_gmt":"2025-09-03T18:34:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543714"},"modified":"2025-09-03T21:34:48","modified_gmt":"2025-09-03T18:34:48","slug":"wasiirka-dekedaha-oo-ka-qaybgalay-shirka-sancada-gaadiidka-badda-oo-ka-furmay-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekedaha-oo-ka-qaybgalay-shirka-sancada-gaadiidka-badda-oo-ka-furmay-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekedaha oo ka qaybgalay shirka sancada gaadiidka Badda oo ka furmay Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Jidah (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha Meertada Labaad ee Sancada Gaadiidka Badda, kaas oo ka furmay magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Shirkan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa ah madal muhiim ah oo Soomaaliya uga faa\u2019iideysaneyso xoojinta iskaashiga iyo walaaltinimada ka dhexeysa Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo saaxiibada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa kulankan uga faa\u2019iideystay in uu ka qaybgalayaasha la wadaago muhiimadda istiraatiijiga ah ee Soomaaliya ku leedahay gaadiidka badda, iyo sida horumarinta iyo casriyeynta dekedaha dalka ay gacan uga geysan karto fududeynta ganacsiga iyo koboca dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Shirweynahan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta sancada gaadiidka badda ee waara, maamulka iyo casriyeynta dekedaha, iyo fududeynta ganacsiga caalamiga ah, iyadoo Soomaaliya ay si firfircoon uga qayb qaadaneyso doodaha iyo go\u2019aannada lagu xoojinayo iskaashiga marin-biyoodka caalamka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-543715\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924228450-1024x451.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"451\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924228450-1024x451.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924228450-300x132.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924228450-768x338.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924228450-860x379.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924228450.jpg 1440w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-543716\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924232258-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924232258-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924232258-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924232258-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924232258-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/FB_IMG_1756924232258.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jidah (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha Meertada Labaad ee Sancada Gaadiidka Badda, kaas oo ka furmay magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Shirkan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa ah madal muhiim ah oo Soomaaliya uga faa\u2019iideysaneyso xoojinta iskaashiga iyo walaaltinimada ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":543715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543714","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543714","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543717,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543714\/revisions\/543717"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}