{"id":543680,"date":"2025-09-03T12:26:04","date_gmt":"2025-09-03T09:26:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543680"},"modified":"2025-09-03T12:27:41","modified_gmt":"2025-09-03T09:27:41","slug":"soomaaliya-oo-safiir-cusub-u-magacowday-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-safiir-cusub-u-magacowday-suuriya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Safiir cusub u magacowday Suuriya"},"content":{"rendered":"<p>Dimishiq-(SONNA)-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka Suuriya, Mudane Asad Xasan Al-Shiibaani.<\/p>\n<p>Danjire, Abiib iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dimishiq-(SONNA)-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka Suuriya, Mudane Asad Xasan Al-Shiibaani. Danjire, Abiib iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":543686,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543680","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543680","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543680"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543687,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543680\/revisions\/543687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}