{"id":543665,"date":"2025-09-03T08:14:38","date_gmt":"2025-09-03T05:14:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543665"},"modified":"2025-09-03T08:15:24","modified_gmt":"2025-09-03T05:15:24","slug":"nisa-oo-hawlgal-ku-dishay-madaxii-amniyaat-ee-khawaarijta-u-qaabilsanaa-deegaanada-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-oo-hawlgal-ku-dishay-madaxii-amniyaat-ee-khawaarijta-u-qaabilsanaa-deegaanada-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"NISA oo hawlgal ku dishay Madaxii Amniyaatka ee Khawaarijta u qaabilsanaa deegaanada Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal culus oo si gaar ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Show ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgalkan waxaa lagu dilay horjooge Xuseen Cabdullaahi Dalab, oo loo yaqaanay \u201cCaamir,\u201d kaas oo ahaa horjoogaha waxa ay ugu yeeraan amniyaadka qaybta Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Dhagarqabahan oo dhiigya-cab ahaa, kana qayb qaatay falal badan oo dhagar ah, ayaa ugu dambeyn nafta la dhaafiyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal culus oo si gaar ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Show ee gobolka Hiiraan. Howlgalkan waxaa lagu dilay horjooge Xuseen Cabdullaahi Dalab, oo loo yaqaanay \u201cCaamir,\u201d kaas oo ahaa horjoogaha waxa ay ugu yeeraan amniyaadka qaybta Hirshabeelle. Dhagarqabahan oo dhiigya-cab ahaa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543665","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543665","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543665"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543665\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543667,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543665\/revisions\/543667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543665"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543665"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543665"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}