{"id":543630,"date":"2025-09-02T13:28:53","date_gmt":"2025-09-02T10:28:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543630"},"modified":"2025-09-02T16:49:50","modified_gmt":"2025-09-02T13:49:50","slug":"soomaaliya-iyo-serbia-oo-ka-wada-hadlay-xoojiyo-xiriirka-labada-dowladood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-serbia-oo-ka-wada-hadlay-xoojiyo-xiriirka-labada-dowladood\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay xoojiyo xiriirka labada dowladood"},"content":{"rendered":"<p>Belgrade-(SONNA)\u2013Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Belgrade Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Djuric.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee dhaxeeeya Soomaaliya iyo Serbia gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, beeraha, dhismaha iyo waxbarashada, iyadoo sidoo kale laga wadahadlay in la hormariyo mashaariicda wadajirka ah ee caalamiga ah.<\/p>\n<p>Labada wasiir ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga go\u2019an tahay in la dhiso xiriir adag oo ku saleysan dano wadaag\u00a0 iyo saaxiibtinimo soo jireen ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Cabdisalam ayaa sheegay, \u201cWaxaan ka wadahadalnay xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha caalamiga ah, annaga oo dib u xasuusaneyna saaxiibtinimada dheer ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Serbia.\u201d<\/p>\n<p>Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Serbia ayaa adkeeyay in dalkiisu uu ku faanayo xiriirka soo jireenka ah ee uu la leeyahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu yiri, \u201cSerbia waxay ku faaneysaa xiriirka wanaagsan ee taariikhiga ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya, waxaana naga go\u2019an inaan sii xoojino iskaashiga dhinacyo badan leh.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Belgrade-(SONNA)\u2013Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Belgrade Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Djuric. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee dhaxeeeya Soomaaliya iyo Serbia gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, beeraha, dhismaha iyo waxbarashada, iyadoo sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":543631,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543630","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543630"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543650,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543630\/revisions\/543650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}