{"id":543624,"date":"2025-09-02T12:15:36","date_gmt":"2025-09-02T09:15:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543624"},"modified":"2025-09-02T12:15:36","modified_gmt":"2025-09-02T09:15:36","slug":"ciidanka-xds-iyo-africom-oo-duqayn-ka-fuliyay-waqooyi-bari-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-iyo-africom-oo-duqayn-ka-fuliyay-waqooyi-bari-kismaayo\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS iyo AFRICOM oo duqayn ka fuliyay waqooyi-bari Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada AFRICOM ayaa howlgal cirka ah ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, dowlad-goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa lala beegsaday fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayd deegaan 40 km waqooyi-bari ka xigta magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Weli lama hayo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan duqaynta, maadaama ay weli socoto qiimeyn lagu sameynayo khasaarihii lagu gaarsiiyay cadowga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada AFRICOM ayaa howlgal cirka ah ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, dowlad-goboleedka Jubbaland. Howlgalka ayaa lala beegsaday fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayd deegaan 40 km waqooyi-bari ka xigta magaalada Kismaayo. Weli lama hayo faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan duqaynta, maadaama ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":58,"featured_media":543625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543624","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/58"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543624"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543624\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543626,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543624\/revisions\/543626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}