{"id":543609,"date":"2025-09-02T11:09:22","date_gmt":"2025-09-02T08:09:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543609"},"modified":"2025-09-02T11:55:54","modified_gmt":"2025-09-02T08:55:54","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-magacaabay-xoghayaha-guud-ee-guddiga-qaran-ee-tacliinta-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-magacaabay-xoghayaha-guud-ee-guddiga-qaran-ee-tacliinta-sare\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran Tacliinta sare"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Axmed Ibraahim Nageeye, Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee Tacliinta sare ee Xukuumadda JFS.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ayaa horay u ansaxiyay xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, kuwaas oo ka koobnaa 15 xubnood.<\/p>\n<p>Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa si weyn u bogaadisay magacaabista guddiga iyo taabbagelintooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Dr Axmed Ibraahim Nageeye, Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee Tacliinta sare ee Xukuumadda JFS. Golaha Wasiirada ayaa horay u ansaxiyay xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, kuwaas oo ka koobnaa 15 xubnood. Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa si weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":543610,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543609","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543609"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543622,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543609\/revisions\/543622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543610"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}