{"id":543606,"date":"2025-09-02T10:46:42","date_gmt":"2025-09-02T07:46:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543606"},"modified":"2025-09-02T10:46:42","modified_gmt":"2025-09-02T07:46:42","slug":"illaa-kun-ruux-oo-ku-dhintay-dhul-go-ay-sababeen-roobab-ka-daay-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/illaa-kun-ruux-oo-ku-dhintay-dhul-go-ay-sababeen-roobab-ka-daay-sudan\/","title":{"rendered":"Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go\u2019 ay sababeen roobab ka da\u2019ay Sudan"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 1,000 qof ayaa ku dhintay buuraha fog ee Marra ee galbeedka Sudan, kadib markii maalmahaan ay ka da\u2019ayeen roobab mahiigaan ah ,sida ay sheegeen kooxda mucaaradka hubaysan ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Aagga uu ka dhacay dhul go\u2019a ayaa la sheegay in ay ku sugnaayeen dad badan oo ka soo jeeda gobolka Waqooyiga Darfur,kuwaas oo \u00a0magangalyo u joogay gobolka Marra ee buuraleyda ah,kadib markii ay ka soo carareen dagaal dhexmaray ciidanka Suudaan iyo kuwa mucaaradka ah.<\/p>\n<p>Kooxaha mucaaradka Sudan ayaa sheegtay in ay jiraan dad barakacayaal ah \u00a0oo ka cararay masiibadaasi waxayna ka codsadeen Qaramada Midoobay iyo ururada samofalka in gurmad bini\u2019aadanimo loo fidiyo dadka ay waxyeeladu ka soo gaartay masiibadaasi.<\/p>\n<p>Shilkaan oo dhacay maainimadii Axadda ee la soo dhaafay ayaa keenay in Minni Minnawi oo ah Barasaabka Darfur uu dhul go\u2019aasi ku tilmaamo musiibo bini\u2019aadantinimo.<\/p>\n<p>Dagaal sokeeye ee bishii April 2023-kii \u00a0dhex maray ciidamada Sudan iyo jabhada RSF ayaa dalka galiyay macmuul ,waxaana dalkaasi isaga cararay hey\u2019ado badan oo kuwa samofalka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 1,000 qof ayaa ku dhintay buuraha fog ee Marra ee galbeedka Sudan, kadib markii maalmahaan ay ka da\u2019ayeen roobab mahiigaan ah ,sida ay sheegeen kooxda mucaaradka hubaysan ee dalkaasi. Aagga uu ka dhacay dhul go\u2019a ayaa la sheegay in ay ku sugnaayeen dad badan oo ka soo jeeda gobolka Waqooyiga Darfur,kuwaas oo \u00a0magangalyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543606","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543608,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543606\/revisions\/543608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}