{"id":543553,"date":"2025-09-01T11:18:50","date_gmt":"2025-09-01T08:18:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543553"},"modified":"2025-09-01T11:41:42","modified_gmt":"2025-09-01T08:41:42","slug":"dhulgariir-geystay-khasaarooyin-kala-duwan-oo-ka-dhacay-afganistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dhulgariir-geystay-khasaarooyin-kala-duwan-oo-ka-dhacay-afganistan\/","title":{"rendered":"Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 600 oo qof ayaa dhintay, 1,500 oo kalena way ku dhaawacmeen dhulgariir xoogan oo ku dhuftay bariga Dalka Afgaanistaan \u200b\u200boo ku dhow xadka Pakistan.<\/p>\n<p>Dhulgariikaan oo dhacay habeenimadii xalay saqdii dhexe ayaa la sheegay in ay ku burbureen guryo ka samaysan dhoobo iyo alwaax oo ku yiillay Gobolka Kunaar iyo deegaanka Nangarhar .<\/p>\n<p>Dhulgariirkaan oo \u00a0cabbirkiisu ahaa 6 magnitude ayaa laga dareemay Pakistan oo deriska la ah Afganistan iyo Dalka Hindiya,waxaana weli socda dadaallo lagu bixinayo samotamixinta dadka oo ay ka qeybqaadanayaan diyaaradaha helikobtarka ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha gudaha ee Taliban ayaa \u00a0sheegtay in tirade dhimashada ay haatan gareyso \u00a0622,waxaana jira koror sii baahaya oo ku saabsan khasaaraha dhulgariirka marka la eego fogaanta goobaha ay saameeyeen masiibadaasi \u00a0iyo dhibka hay&#8217;adaha gargaarka caalamiga ah ay ku qabaan gaaritaanka halkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 600 oo qof ayaa dhintay, 1,500 oo kalena way ku dhaawacmeen dhulgariir xoogan oo ku dhuftay bariga Dalka Afgaanistaan \u200b\u200boo ku dhow xadka Pakistan. Dhulgariikaan oo dhacay habeenimadii xalay saqdii dhexe ayaa la sheegay in ay ku burbureen guryo ka samaysan dhoobo iyo alwaax oo ku yiillay Gobolka Kunaar iyo deegaanka Nangarhar . [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543554,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543553","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543553"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543561,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543553\/revisions\/543561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}