{"id":543490,"date":"2025-08-31T09:18:59","date_gmt":"2025-08-31T06:18:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543490"},"modified":"2025-08-31T10:08:14","modified_gmt":"2025-08-31T07:08:14","slug":"xeer-illaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-kasoo-saaray-dadka-aflagaadada-iyo-sucad-dilka-kawada-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-illaaliyaha-guud-ee-qaranka-oo-digniin-kasoo-saaray-dadka-aflagaadada-iyo-sucad-dilka-kawada-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo digniin kasoo saaray dadka aflagaadada iyo sumcad dilka kawada baraha bulshada"},"content":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED<\/p>\n<p>Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu gacanta ku hayaa Gal-dacwadeedyo la xiriira Cayda ama Aflagaadada, Sumcad-dilka, Isku-dirka Bulshada, Faafinta Sawiro<br \/>\niyo Muuqaallo Anshax-xumo, Faafinta Beenta lyo Kicin Bulshada dhexdeeda ah,<br \/>\niyadoo ay jiraan dad loo maxkamadeeyay iyo kuwa hadda ay socdaan baarista kiisas-koodu.<\/p>\n<p>Kisaskaan ayaa muujinaya sida falalka noocan ahi ay khatar ugu yihiin xasiloonida bulshada, sumcadda dadka, aminga iyo kalsoonida guud ee bulshada.<br \/>\nXafiisku, isagoo gudanaya waajibaadkiisa ku aaddan ilaalinta sharciga, kala dambeynta,<br \/>\niyo bad-qabka bulshada, wuxuu digiin adag u dirayaa cid kasta oo ku kada falal ka soo horjeeda shuruuda dalka iyo sumcadda shacabka, isagoo ku wargelinaya in tallaabo<br \/>\nsharci ah oo adag laga qaadi doono kuwa lagu helo, si loo ilaaliyo sharafta, sumcadda, iyo nabadgelyada bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku wuxuu adkeynayaa in ilaalinta sharciga, ka hort-agga dambiyada, iyo difaaca sumcadda bulshada ay yihiin tirarka ugu muhiimsan ee xaqiijinaya nabad waarta iyo horumar bulsho oo joogto ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu gacanta ku hayaa Gal-dacwadeedyo la xiriira Cayda ama Aflagaadada, Sumcad-dilka, Isku-dirka Bulshada, Faafinta Sawiro iyo Muuqaallo Anshax-xumo, Faafinta Beenta lyo Kicin Bulshada dhexdeeda ah, iyadoo ay jiraan dad loo maxkamadeeyay iyo kuwa hadda ay socdaan baarista kiisas-koodu. Kisaskaan ayaa muujinaya sida falalka noocan ahi ay khatar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":543491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543490","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543490"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543517,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543490\/revisions\/543517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}