{"id":543485,"date":"2025-08-31T09:05:50","date_gmt":"2025-08-31T06:05:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543485"},"modified":"2025-08-31T10:14:58","modified_gmt":"2025-08-31T07:14:58","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-saraakiil-soomaaliyeed-tababar-ugu-soo-xiray-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-saraakiil-soomaaliyeed-tababar-ugu-soo-xiray-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaadhigga oo ka qeybgalay munaasabad tababar loogu soo xirayay saraakiil katirsan ciidanka xoogga"},"content":{"rendered":"<p><span class=\"s3\">Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi<\/span><span class=\"s2\">, ayaa waxa uu ka qaybgalay xaflad ay ku qalin-jabinayeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaas oo dhammeeyay waxbarasho iyo tababar heer sare ah oo ay ku qaateen Kulliyadda Dagaalka ee Jaamacadda Difaaca Qaranka Turkiga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Munaasabadda xafladda ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Madaxweynaha dalka Turkiga, mudane Recep Tayyip Erdo\u011fan, xubno sare oo ka tirsan dowladdiisa, saraakiil ciidan, iyo wasiirrada difaaca dalalka kale ee ay saraakiisha ka qalin-jabiyeen<\/span><\/p>\n<p>Saraakiishan cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka tirsan ayaa ka kala socda ciidamada dhulka, cirka, iyo badda, waxaana la filayaa inay aqoontii iyo xirfaddii ay barteen ku dalka dib ugu soo celiyaan, uguna biiriyaan amniga iyo xasilloonida guud ee dalka.<\/p>\n<p class=\"p3\"><span class=\"s2\">Wasiir Fiqi ayaa shahaadooyin iyo billado goobta munaasabadda xafladdu ay ka dhacaysay ku guddoonsiiyay qalin-jabiyayaasha, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda iyo adkaysigoodii muddadii ay waxbarashada iyo tababarka ku jireen.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-543486 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/225b800b-0e1f-40e7-9c68-1ec7c7545661.jpeg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/225b800b-0e1f-40e7-9c68-1ec7c7545661.jpeg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/225b800b-0e1f-40e7-9c68-1ec7c7545661-225x300.jpeg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/225b800b-0e1f-40e7-9c68-1ec7c7545661-768x1024.jpeg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-543487\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/d3892082-7bdc-4452-be80-8a755149ef58-1024x673-1-300x197.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"197\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/d3892082-7bdc-4452-be80-8a755149ef58-1024x673-1-300x197.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/d3892082-7bdc-4452-be80-8a755149ef58-1024x673-1-768x505.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/d3892082-7bdc-4452-be80-8a755149ef58-1024x673-1-860x565.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/d3892082-7bdc-4452-be80-8a755149ef58-1024x673-1.jpeg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-543488\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/7eca5ae0-0c89-47d2-a464-58e4c609bfa6-300x169.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/7eca5ae0-0c89-47d2-a464-58e4c609bfa6-300x169.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/7eca5ae0-0c89-47d2-a464-58e4c609bfa6-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/7eca5ae0-0c89-47d2-a464-58e4c609bfa6-768x432.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/7eca5ae0-0c89-47d2-a464-58e4c609bfa6-860x484.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/7eca5ae0-0c89-47d2-a464-58e4c609bfa6.jpeg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa waxa uu ka qaybgalay xaflad ay ku qalin-jabinayeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya, kuwaas oo dhammeeyay waxbarasho iyo tababar heer sare ah oo ay ku qaateen Kulliyadda Dagaalka ee Jaamacadda Difaaca Qaranka Turkiga. Munaasabadda xafladda ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay Madaxweynaha dalka Turkiga, mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":543488,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543485","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543485"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543519,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543485\/revisions\/543519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543488"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}