{"id":543435,"date":"2025-08-30T11:38:56","date_gmt":"2025-08-30T08:38:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543435"},"modified":"2025-08-30T11:38:56","modified_gmt":"2025-08-30T08:38:56","slug":"kusimaha-raiisulwasaaraha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-wasiirka-arrimaha-dibedda-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kusimaha-raiisulwasaaraha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-wasiirka-arrimaha-dibedda-jabuuti\/","title":{"rendered":"Kusimaha Ra&#8217;iisulwasaaraha XFS oo kulan la qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar oo maalmahaan safar shaqo ku joogay dalka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal ee walaalaha ah, iskaashiga amniga, horumarinta ganacsiga iyo isu-socodka bulshada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti booqashada uu ku yimid dalka, isaga oo sidoo kale xusay taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka reer Jabuuti dib u dhiska Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti, Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar oo maalmahaan safar shaqo ku joogay dalka. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal ee walaalaha ah, iskaashiga amniga, horumarinta ganacsiga iyo isu-socodka bulshada. Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":543436,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543435","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543435"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543437,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543435\/revisions\/543437"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543436"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}