{"id":543413,"date":"2025-08-29T16:32:28","date_gmt":"2025-08-29T13:32:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543413"},"modified":"2025-08-29T16:32:28","modified_gmt":"2025-08-29T13:32:28","slug":"guddoomiyaha-sodma-iyo-hayaadda-lm-international-oo-kala-saxeexday-heshiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-iyo-hayaadda-lm-international-oo-kala-saxeexday-heshiis\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA iyo haya&#8217;adda LM International oo kala saxeexday heshiis"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday hay&#8217;adda LM International oo ka mid ah hay&#8217;adaha ka howlgala Dalka.<\/p>\n<p>Heshiiskan waxaa dhinaca LM International u saxiixday Nasra Maxamed Axmed, oo ah isku-duwaha barnaamijyada hay&#8217;addaas, ayadoona Ujeeddada heshiiska uu yahay sidii labada dhinac ay uga wada shaqayn lahaayeen:<\/p>\n<p>&#8211; Kobcinta awoodda SODMA: gaar ahaan dhanka maareynta iyo fulinta mashaariicda la xiriira ka hortagga iyo ka jawaabista masiibooyinka.<br \/>\n&#8211; Kordhinta xirfadda shaqaalaha: iyadoo la siinayo tababarro iyo aqoon kororsi.<\/p>\n<p>Is-afgaradkan ayaa la filayaa inuu xoojiyo iskaashiga u dhexeeya labada hay&#8217;adood si loo kordhiyo wax-qabadka la xiriira arrimaha gargaarka iyo masiibooyinka ee dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday hay&#8217;adda LM International oo ka mid ah hay&#8217;adaha ka howlgala Dalka. Heshiiskan waxaa dhinaca LM International u saxiixday Nasra Maxamed Axmed, oo ah isku-duwaha barnaamijyada hay&#8217;addaas, ayadoona Ujeeddada heshiiska uu yahay sidii labada dhinac ay uga wada shaqayn lahaayeen: [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":543414,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543413","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543413","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543413"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543413\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543415,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543413\/revisions\/543415"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543414"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543413"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543413"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543413"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}