{"id":543396,"date":"2025-08-29T11:42:36","date_gmt":"2025-08-29T08:42:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543396"},"modified":"2025-08-29T11:42:36","modified_gmt":"2025-08-29T08:42:36","slug":"r-wasaare-xamsa-oo-ka-qaybgalay-kulanka-isku-xirka-ganacsiga-soomaaliya-iyo-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-xamsa-oo-ka-qaybgalay-kulanka-isku-xirka-ganacsiga-soomaaliya-iyo-shiinaha\/","title":{"rendered":"R\/Wasaare Xamsa oo ka qaybgalay Kulanka Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay shir muhiim ah oo looga hadlaayey Isku-xiridda Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa sharaxay siyaasadaha loo heli karo maalgashiga iyo fursadaha ku xiran khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u sheegay ganacsatada Shiinaha in Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay soo dhoweyso, isaga oo dhinaca kale ku casuumay in ay si toos ah u sahmiyaan fursadaha waaweyn ee ka jira gudaha dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa soo bandhigay qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) iyo muhiimadda uu u leeyahay horumarka dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyay shir muhiim ah oo looga hadlaayey Isku-xiridda Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa sharaxay siyaasadaha loo heli karo maalgashiga iyo fursadaha ku xiran khayraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa u sheegay ganacsatada Shiinaha in Soomaaliya ay diyaar u tahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543396","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543396"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543404,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543396\/revisions\/543404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543397"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}