{"id":543393,"date":"2025-08-29T11:31:17","date_gmt":"2025-08-29T08:31:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543393"},"modified":"2025-08-29T11:31:17","modified_gmt":"2025-08-29T08:31:17","slug":"heyadda-sodma-iyo-ururro-kale-oo-ka-hadlay-mideynta-gargaarka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/heyadda-sodma-iyo-ururro-kale-oo-ka-hadlay-mideynta-gargaarka\/","title":{"rendered":"Hey\u2019adda SODMA iyo ururro kale oo ka hadlay mideynta gargaarka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah waxaa uu la qaatay hoggaamiyeyaasha sare ee Isbahaysiga Hay\u2019adaha aan dawliga ahayn ee Soomaaliya (Somalia NGO Consortium).<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya SODMA iyo hay\u2019adaha NGO-yada, si loo mideeyo dadaallada gargaarka bani\u2019aadanimada ee ka socda guud ahaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin ayaa Sheegay in kulankaan uu muhiim u yahay horumarinta Siyaasadda Musiibooyinka,si loo yareeyo caqabadaha isku duwida gargaarka ee marar badan dhaca.<\/p>\n<p>Mudadii uu socday kulankaasi waxaa la isla gartay qodobadaan:-<\/p>\n<p>1- gartay in la horumariyo Siyaasadda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, si loo xalliyo caqabadaha isku-duwidda gargaarka.<\/p>\n<p>3- in la abuuro xarun lagu ururiyo macluumaadka la xiriira hawlaha gargaarka iyo in la sameeyo khariirad muujineysa meelaha ay ka hawlgalaan hay\u2019adaha NGO-yada.<\/p>\n<p>3- in la qabto kulamo joogto ah oo heer sare ah oo dhex mara SODMA iyo hogaanada waddanka ee hay\u2019adaha NGO-yada, si loo sii ambaqaado iskaashiga.<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah waxaa uu la qaatay hoggaamiyeyaasha sare ee Isbahaysiga Hay\u2019adaha aan dawliga ahayn ee Soomaaliya (Somalia NGO Consortium). Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya SODMA iyo hay\u2019adaha NGO-yada, si loo mideeyo dadaallada gargaarka bani\u2019aadanimada ee ka socda guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543395,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543393\/revisions\/543395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}