{"id":543377,"date":"2025-08-29T09:51:33","date_gmt":"2025-08-29T06:51:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543377"},"modified":"2025-08-29T10:46:46","modified_gmt":"2025-08-29T07:46:46","slug":"danjire-abuukar-daahir-waa-muhiim-in-aan-kor-u-qaadno-codkeenna-iyo-guud-ahaan-horumarka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-abuukar-daahir-waa-muhiim-in-aan-kor-u-qaadno-codkeenna-iyo-guud-ahaan-horumarka-dalka\/","title":{"rendered":"Danjire Abuukar Daahir \u201cwaa muhiim in aan kor u qaadno codkeenna iyo guud ahaan horumarka dalka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan, oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay qabsoomidda shirka Golaha ee xuska sanadguurada 80-aad iyo waxyaabaha muhiimka ah ee looga hadlayo sanadkaan.<\/p>\n<p>Danjira oo ka hadlay wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalay shirka golaha ayaa sheegay in ujedku yahay ujedku yahay sidii Dowladda Soomaaliya ay door muuqda ugu yeelan laheyd go\u2019aamada lagu wanaajinaayo horumarka wadamada iyo xalka lagu wajahayo masiirka shucuubta caalamka .<\/p>\n<p>\u201cFursad ayeey noo tahay in aan ka qeybgalno kulamada Qaramada Midoobay,waxayna noo Fududeyn doontaa in aan kor u qaadno codkeenna,isla markaana aan ku dadaalno horumarka dalka\u201dayuu tiri Danjire Abuukar Daahir.<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan waxa uu xusay in wadamada ku bohoobay Qaramada Midoobay ay diyaar u yihiin in Soomaaliya ay ka caawiyaan jadwalka shaqo ee horyaalla Dowladda Soomaaliya,si loo badbaadiyo dadka iyo dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Daahir Cismaan, oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay qabsoomidda shirka Golaha ee xuska sanadguurada 80-aad iyo waxyaabaha muhiimka ah ee looga hadlayo sanadkaan. Danjira oo ka hadlay wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalay shirka golaha ayaa sheegay in ujedku yahay ujedku yahay sidii Dowladda Soomaaliya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543377","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543389,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543377\/revisions\/543389"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}