{"id":543374,"date":"2025-08-29T08:58:28","date_gmt":"2025-08-29T05:58:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543374"},"modified":"2025-08-29T10:39:48","modified_gmt":"2025-08-29T07:39:48","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-dib-u-qiimeyn-ku-sameysay-mashaariicda-ka-socota-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-dib-u-qiimeyn-ku-sameysay-mashaariicda-ka-socota-dalka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo dib u qiimeyn ku sameysay mashaariicda ka socota dalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska &amp; Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cimi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gunaanaday kulan shan cisho ah oo ku saabsanaa dib u qiimeynta mashaariicda horumarineed ee laga fuliyo caasimadda dalka iyo deegaanada kale ee maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa mudadii uu socday \u00a0ka qeyb galay wasaaradaha federaalka ee ka faa\u2019iideysta mashruuca, maamul-goboleedyada, Bangiga Adduunka iyo hawlwadeennada u xilsaaran fulinta mashruucaan oo ah mid loogu talagalay wanaajita kaabayaasha dhaqaale .<\/p>\n<p>Intii uu shirku socday, waxaa si qoto dheer looga falanqeeyay horumarka iyo guulaha illaa hadda laga gaaray mashruuca, iyadoo sidoo kale la isla meel dhigay qorshe cusub oo lagu dardar-gelinayo dhameystirka daraasadaha waddooyinka dalka inta ka hartay muddada mashruuca ee halka sano ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska &amp; Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cimi Maxamuud Niur \u00a0ayaa uga mahadceliyay hawlwadeennada mashruuca, Bangiga Adduunka, wasaaradaha federaalka iyo maamul-goboleedyada sida firfircoon ee ay uga qeyb qaateen mashruuca.<\/p>\n<p>Wasiirku,waxa uuna ku booriyay dhammaan bahda mashruuca inay sii dardar-geliyaan hawlaha socda, isagoo xusay in horumarinta kaabayaasha waddooyinka ay muhiim u tahay mustaqbalka dalka iyo koboca dhaqaalaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska &amp; Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cimi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gunaanaday kulan shan cisho ah oo ku saabsanaa dib u qiimeynta mashaariicda horumarineed ee laga fuliyo caasimadda dalka iyo deegaanada kale ee maamul goboleedyada. Shirkan waxaa mudadii uu socday \u00a0ka qeyb galay wasaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543375,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543374","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543387,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543374\/revisions\/543387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543375"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}