{"id":543329,"date":"2025-08-28T13:50:27","date_gmt":"2025-08-28T10:50:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543329"},"modified":"2025-08-28T13:50:27","modified_gmt":"2025-08-28T10:50:27","slug":"ciidanka-puntland-oo-soo-bandhigay-hub-iyo-saanad-laga-soo-qabsaday-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-puntland-oo-soo-bandhigay-hub-iyo-saanad-laga-soo-qabsaday-daacish\/","title":{"rendered":"Ciidanka Puntland oo soo bandhigay hub iyo saanad laga soo qabsaday Daacish"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan kuwa culus sida lidka diyaaradaha iyo saanado kale,kuwaas oo laga soo bixiya godad .<\/p>\n<p>Hubkaan ayaa lagu soo saaray godad ku yiillay aagga Togga Baallade ee buuralayda Calmiskaadmhalkaasi oo inta badan lagu jabiyay cadowga nabad-diidka ah .<\/p>\n<p>Bandhigga hubkaan ayaa yimid xilli ay socdaan howlgallo ciidan oo ay wadaan Daraawiishta Puntland ,kuwaas oo lagu baacsanayo firxadka Khawaarijta Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa soo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan kuwa culus sida lidka diyaaradaha iyo saanado kale,kuwaas oo laga soo bixiya godad . Hubkaan ayaa lagu soo saaray godad ku yiillay aagga Togga Baallade ee buuralayda Calmiskaadmhalkaasi oo inta badan lagu jabiyay cadowga nabad-diidka ah . Bandhigga hubkaan ayaa yimid xilli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543329","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543331,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543329\/revisions\/543331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}