{"id":543326,"date":"2025-08-28T13:25:17","date_gmt":"2025-08-28T10:25:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543326"},"modified":"2025-08-28T13:25:17","modified_gmt":"2025-08-28T10:25:17","slug":"safiirka-soomaaliya-ee-turkiye-oo-boogaadiyay-xiriirka-cusub-ee-soomaaliya-kazakhstan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-soomaaliya-ee-turkiye-oo-boogaadiyay-xiriirka-cusub-ee-soomaaliya-kazakhstan\/","title":{"rendered":"Safiirka Soomaaliya ee Turkiye oo boogaadiyay xiriirka cusub ee Soomaaliya &#038; Kazakhstan \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka T\u00fcrkiye waxa ay si diirran u soo dhowaynaysaa saxiixa heshiiska u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kazakhstan.<\/p>\n<p>Heshiiskaan oo ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa \u00a0kala saxiixday Mudane Amb. Abukar Dahir Osman iyo Mudane Amb. Kairat Omarov.<\/p>\n<p>Maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga waxay hambalyo iyo bogaadin u direen labada Danjire ee gaaray ama fududeeyay heshiiskaan taariikhiga ah oo wax weyn ku kordhinaya horumarka dadka iyo dalka .<\/p>\n<p>, Maamulka waxa ay tallaabadaasi \u00a0muhiimka ah ku tilmaameen mid lagu xoojinaayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kazakhstan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka T\u00fcrkiye waxa ay si diirran u soo dhowaynaysaa saxiixa heshiiska u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kazakhstan. Heshiiskaan oo ka dhacay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa \u00a0kala saxiixday Mudane Amb. Abukar Dahir Osman iyo Mudane Amb. Kairat Omarov. Maamulka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543327,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543326","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543328,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543326\/revisions\/543328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543327"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}