{"id":543323,"date":"2025-08-28T13:03:36","date_gmt":"2025-08-28T10:03:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543323"},"modified":"2025-08-28T13:52:12","modified_gmt":"2025-08-28T10:52:12","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyay-heshiis-is-afgarad-oo-khuseeyay-difaaca-dalka-dhismaha-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyay-heshiis-is-afgarad-oo-khuseeyay-difaaca-dalka-dhismaha-ciidanka\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay heshiis is-afgarad oo khuseeyay difaaca dalka &#038; dhismaha ciidanka"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey heshiisyo is-afgarad oo muhiimad weyn u leh xoojinta difaaca dalka iyo dhismaha ciidamada qalabka sida ee Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka golaha oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra&#8217;iisul Wasaaraha ahna Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay xaaladda amniga ee dalka, howlgallada socda ee lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee Daacish iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Heshiisyada is-afgarad ee uu goluhu ansixiyey ayaa kala ah, heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Boqortooyada Urdun, heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Qatar, heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey heshiisyo is-afgarad oo muhiimad weyn u leh xoojinta difaaca dalka iyo dhismaha ciidamada qalabka sida ee Qaranka Soomaaliyeed. Kulanka golaha oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra&#8217;iisul Wasaaraha ahna Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay xaaladda amniga ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":543332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543323","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543325,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543323\/revisions\/543325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}