{"id":543261,"date":"2025-08-27T12:20:06","date_gmt":"2025-08-27T09:20:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543261"},"modified":"2025-08-27T12:20:06","modified_gmt":"2025-08-27T09:20:06","slug":"ciidanka-xoogga-oo-la-wareegay-deegaano-ka-tirssn-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-la-wareegay-deegaano-ka-tirssn-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaano ka tirssn Shabeellaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Shabeellaha Hoose(SONNA):-Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere, iyo Balow ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Deegaanadan, oo ay horay u joogeen khawaarijta, ayaa saaka waxa si buuxda gacanta ugu dhigay Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sidoo kale ka soo saaray miinooyin culus goobihii ay saakay kala wareegeen khawaarijta, iyagoo sugay amniga tuulooyinkii la qabtay.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeellaha hoose ayaa maalmihii u dambeeyey waxa ka socday guluf dagaal oo lagu cirib tirayey kooxda Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shabeellaha Hoose(SONNA):-Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad ee Komandooska Gorgor ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Macalinka, Baladul Amiin, Cumar Beere, iyo Balow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Deegaanadan, oo ay horay u joogeen khawaarijta, ayaa saaka waxa si buuxda gacanta ugu dhigay Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 192-aad ee Guutada 19-aad. Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":542188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543261","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543261","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543261"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543262,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543261\/revisions\/543262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}