{"id":543175,"date":"2025-08-25T14:04:59","date_gmt":"2025-08-25T11:04:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543175"},"modified":"2025-08-25T14:06:06","modified_gmt":"2025-08-25T11:06:06","slug":"guddoonka-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-magacaabay-guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-magacaabay-guddiga-doorashada-madaxweynaha-iyo-ku-xigeenkiisa\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Baarlamaanka\u00a0Waqooyi-Bari oo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas.<\/p>\n<p>Guddiga cusub ee doorashada ayaa ka kooban toddobo xildhibaan oo loo xilsaaray qabanqaabada iyo maareynta doorashada hogaanka sare. Xubnaha guddiga ayaa kala ah:<\/p>\n<p>1. Xildhibaan Axmed Keyse Cabdi Shire<\/p>\n<p>2. Xildhibaan Cabdi Ismaaciil Axmed<\/p>\n<p>3. Xildhibaan C\/kariin Cali Yuusuf<\/p>\n<p>4. Xildhibaan Siciid Dalmar Faarax<\/p>\n<p>5. Xildhibaan Maxammed Maxamuud Cali<\/p>\n<p>6. Xildhibaan Guuleed Maxammed Nuux<\/p>\n<p>7. Xildhibaan Axmed Cali Xuseen<\/p>\n<p>Magacaabista guddigan ayaa ah tallaabo muhiim ah oo dardar-gelinaysa geeddi-socodka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa, taas oo loo ballansan yahay inay dhawaan qabsoonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya, Dr. Aadan Cabdullaahi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka maamulkaas. Guddiga cusub ee doorashada ayaa ka kooban toddobo xildhibaan oo loo xilsaaray qabanqaabada iyo maareynta doorashada hogaanka sare. Xubnaha guddiga ayaa kala ah: 1. Xildhibaan Axmed Keyse Cabdi Shire 2. Xildhibaan Cabdi Ismaaciil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":543176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543175","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543175"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543179,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543175\/revisions\/543179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}