{"id":543144,"date":"2025-08-25T11:16:28","date_gmt":"2025-08-25T08:16:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543144"},"modified":"2025-08-25T11:20:43","modified_gmt":"2025-08-25T08:20:43","slug":"xildhibaan-saadaq-cumar-xasan-oo-loo-doortay-kursiga-tirsigiisu-yahay-hop248-ee-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaan-saadaq-cumar-xasan-oo-loo-doortay-kursiga-tirsigiisu-yahay-hop248-ee-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA) \u2013 Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada ayaa ku dhacday si habsami leh, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen guddiga doorashooyinka, masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo wakiillo kale oo ka socday hay\u2019adaha amniga iyo bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Kursigan ayaa kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashadiisu tahay Galmudug,kana bannanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb (SONNA) \u2013 Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug. Doorashada ayaa ku dhacday si habsami leh, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen guddiga doorashooyinka, masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo wakiillo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":543145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543144","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543144"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543148,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543144\/revisions\/543148"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}