{"id":543122,"date":"2025-08-25T09:14:07","date_gmt":"2025-08-25T06:14:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543122"},"modified":"2025-08-25T09:16:03","modified_gmt":"2025-08-25T06:16:03","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-degaano-katirsan-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-fuliyay-degaano-katirsan-galgaduud\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kaa shanaya Ciidamada Deegaanka ayaa habiinimadii xalay weerar ku qaaday fariisimo maleeshiyaadka khawaarijtu ay ka sameysteen dhulka howdka ah ee u dhxeeya deegaannada Cali- heelle iyo Ciid-Kuus ee gobalka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa bur buriyay fadhiyo argagixisadu maalmihii la Soo dhaafay ay ka sameysteen deegaanadaas, Saraakiisha howlgalka hoggaminayay ayaa xaqeejiyay Baqtiga Tobaneyo khawaarij ah.<\/p>\n<p>Gutada 77-aad ee CXDS iyo Xoogaga deegaanka oo howlgalkan iska kaashaday ayay u suura gashay in dhammaan rugihii argagixisada ee deegaanada Cali-heelle Iyo Ciid-Kuus ay ciidanku Cagta mariyaaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kaa shanaya Ciidamada Deegaanka ayaa habiinimadii xalay weerar ku qaaday fariisimo maleeshiyaadka khawaarijtu ay ka sameysteen dhulka howdka ah ee u dhxeeya deegaannada Cali- heelle iyo Ciid-Kuus ee gobalka Galgaduud. Ciidanka ayaa bur buriyay fadhiyo argagixisadu maalmihii la Soo dhaafay ay ka sameysteen deegaanadaas, Saraakiisha howlgalka hoggaminayay ayaa xaqeejiyay Baqtiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":543123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543122"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543127,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543122\/revisions\/543127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}