{"id":543055,"date":"2025-08-24T11:19:03","date_gmt":"2025-08-24T08:19:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543055"},"modified":"2025-08-24T11:22:37","modified_gmt":"2025-08-24T08:22:37","slug":"booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-ku-dhigay-konteenarro-maandooriye-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-ku-dhigay-konteenarro-maandooriye-ah\/","title":{"rendered":"Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay konteenarro maandooriye ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) \u2013 Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Dekadda Muqdisho ku sheegay in laamaha amniga ay gacanta ku soo dhigeen konteenarro lagu soo qariyay waxyaabaha maanka dooriya.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa xusay in Booliska iyo hay\u2019adaha amniga ay wadaan howlgal ballaaran oo ka dhan ah dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaala maandooriyaha, isagoo digniin adag u diray ganacsatada ku hawlan arrintaasi. Waxa uu carrabka ku adkeeyay in cid kasta oo lagu helo ganacsiga ama isticmaalka maandooriyaha sharciga la horgeyn doono.<\/p>\n<p>Waxyaabaha maanka dooriya ayaa dhibaato ba\u2019an ku haya dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wadaa dadaallo joogto ah oo looga hortagayo khataraha iyo saameynta taban ee ay ku leeyihiin bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) \u2013 Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay Dekadda Muqdisho ku sheegay in laamaha amniga ay gacanta ku soo dhigeen konteenarro lagu soo qariyay waxyaabaha maanka dooriya. Afhayeenka ayaa xusay in Booliska iyo hay\u2019adaha amniga ay wadaan howlgal ballaaran oo ka dhan ah dadka ka ganacsada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":543056,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543055","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543055"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543060,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543055\/revisions\/543060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}