{"id":543030,"date":"2025-08-23T20:27:18","date_gmt":"2025-08-23T17:27:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=543030"},"modified":"2025-08-23T20:27:18","modified_gmt":"2025-08-23T17:27:18","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-bilad-sharaf-ku-abaal-mariyey-wasaaradda-warfaafinta-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-bilad-sharaf-ku-abaal-mariyey-wasaaradda-warfaafinta-xfs\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta XFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayado Bilad sharaftaasina la guddoon siiyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac oo isagu awaamiirtiisa iyo hogaamintiisa ay Wasaaraddu ku gaartay Guullahan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Bilad sharaftan ayey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ku muteysatay doorkii fir fircoonaa iyo shaqooyinkii hagar la&#8217;aaneed ee ay Wasaaraddu ka qaadatay shaqooyinka Dowladda seddexda sano ee ay jirto Xukuumadda Dan Qaran ee uu hogaamiyo Ra&#8217;isulwasaare Xamse Cabdi Barre, si gaar ah howlaha la dagaalanka Khawaarijta, baahinta dowladnimada iyo wacyi gelinta shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxda sare ee Qaranka ayaa aad u ammaanay dadaallada hagar la&#8217;aaneed ee ay Qaranka u hayaan Hawlwadeennada iyo maamulka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayadoo Wasaaraddu mudada ay jirto Xukuumadda Dan Qaran ay kaalin fir fircoon uga jirto dhammaan howlaha Dowladda.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-543031\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1706\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a.jpeg 2560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-2048x1365.jpeg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/8e3b0f00-f53e-4e87-829a-d2789ebada5a-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-543032\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/6b291033-66be-4c49-99b5-f1ce48cfc58d-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayado Bilad sharaftaasina la guddoon siiyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac oo isagu awaamiirtiisa iyo hogaamintiisa ay Wasaaraddu ku gaartay Guullahan. &nbsp; Bilad sharaftan ayey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":543032,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-543030","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=543030"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":543033,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/543030\/revisions\/543033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/543032"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=543030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=543030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=543030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}