{"id":542972,"date":"2025-08-23T12:50:04","date_gmt":"2025-08-23T09:50:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542972"},"modified":"2025-08-23T12:51:00","modified_gmt":"2025-08-23T09:51:00","slug":"ciidanka-xoogga-oo-fashiliyey-miinoyin-khawaarijtu-rabeen-in-ku-dhibaateeyaan-shacabka-deegaanka-janaalen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-fashiliyey-miinoyin-khawaarijtu-rabeen-in-ku-dhibaateeyaan-shacabka-deegaanka-janaalen\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo fashiliyey Miinoyin khawaarijtu rabeen in ku dhibaateeyaan shacabka deegaanka Janaale"},"content":{"rendered":"<p>Janaale(SONNA):-Geesiyaasha Qarankeenna ee Guutada 14-ka October, Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku fashiliyay, Miino ay Khawaarijta u diyaariyeen inay ku Xasuuqaan Shacabka deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G\/le dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa Xaqiijiyay in Xogta Miinada oo lala socday ay suurta-gal ka dhigtay inay Libaaxyada Qarankeenna si gaar ah ubartilmaa-meedsadaan goobta dhagarta ay ku diyaarisay Khawaarijta oo kamid ah goobaha ay inta badan isugu yimaadaan bulshada deegaanka Janaale.<\/p>\n<p>Naftood hurayaasha Xoogga Dalkeenna oo utaagan difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed ayaa inta badan fashiliya isku-day kastaa oo ay Khawaarijta ku dooneyso inay ku dhibaateyso Shacabka Soomaaliyeed ee ay u dhaarteen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542974 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250823-WA0014-1.jpg\" alt=\"\" width=\"810\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250823-WA0014-1.jpg 810w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250823-WA0014-1-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250823-WA0014-1-768x1024.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 810px) 100vw, 810px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Janaale(SONNA):-Geesiyaasha Qarankeenna ee Guutada 14-ka October, Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku fashiliyay, Miino ay Khawaarijta u diyaariyeen inay ku Xasuuqaan Shacabka deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G\/le dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye ayaa Xaqiijiyay in Xogta Miinada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":542188,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542972","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542976,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542972\/revisions\/542976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}