{"id":542969,"date":"2025-08-23T11:48:39","date_gmt":"2025-08-23T08:48:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542969"},"modified":"2025-08-23T11:48:39","modified_gmt":"2025-08-23T08:48:39","slug":"dr-aadan-cabdillaahi-aw-xasan-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-golaha-wakiilada-d-g-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dr-aadan-cabdillaahi-aw-xasan-oo-loo-doortay-guddoomiyaha-golaha-wakiilada-d-g-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"Dr: Aadan Cabdillaahi Aw Xasan oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Wakiilada D\/g waqooyi Bari"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood(SONNA):-Dr. Aadan Cabdullahi Aw-Xasan ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, wuxuuna ku soo baxay 53-cod, halka musharaxii kale ee la tartamay Cabdiqafaar Dheeliye, uu helay 29-cod, hal cod ayaa xumaaday.<\/p>\n<p>Goordhow waxaa bilaabaneysa doorashada Guddoomiye ku xigeennada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood(SONNA):-Dr. Aadan Cabdullahi Aw-Xasan ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, wuxuuna ku soo baxay 53-cod, halka musharaxii kale ee la tartamay Cabdiqafaar Dheeliye, uu helay 29-cod, hal cod ayaa xumaaday. Goordhow waxaa bilaabaneysa doorashada Guddoomiye ku xigeennada.<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":542970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542969","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542971,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542969\/revisions\/542971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}