{"id":542908,"date":"2025-08-22T08:57:51","date_gmt":"2025-08-22T05:57:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542908"},"modified":"2025-08-22T09:21:13","modified_gmt":"2025-08-22T06:21:13","slug":"wasiiru-dowlaha-xafiiska-r-wasaaraha-oo-ku-baaqay-in-loo-midoobo-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-xafiiska-r-wasaaraha-oo-ku-baaqay-in-loo-midoobo-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Xafiiska R\/Wasaaraha oo ku baaqay in loo midoobo khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Xirsi Gaani oo maanta ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka warbibixay qorshaha Xukuumadda ee dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo kaalinta ay ka qaadan karaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha ayaa boogaadiyay guulaha ciidamada qaranka ay todobaadyadaan ka soo hooyeen dagaalada ka dhanka ah khawaarijta,isagoo sheegay in ay socdaan howlgallo la doonayo in lagu qaado maleeshiyaadka khawaarijta ee diidan nabad lagu soo dabballo dalka.<\/p>\n<p>\u201cSi dadka Soomaaliyeed loogu celiyo deegaanada ama goobinii ay ka soo barakaceen waa in dowladda garab lagu siiyo dagaalka ay kula jirto khawaarijta\u201d ayuu yiri Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Xafiiska R\/Wasaaraha mudane Xirsi Gaani waxa uu xusay abaabulka dagaal ee xilligaan ka bilowday gudaha dalka,gaar ahaan gobolada Sh\/Hoose,Sh\/Dhexe iyo Hiiraan,wuxuuna ku baaqay in loo midoobo kahortagga khawaarijta iyo sidii looga ciribtiri lahaa dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Xirsi Gaani oo maanta ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka warbibixay qorshaha Xukuumadda ee dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo kaalinta ay ka qaadan karaan shacabka Soomaaliyeed. Wasiiru Dowlaha ayaa boogaadiyay guulaha ciidamada qaranka ay todobaadyadaan ka soo hooyeen dagaalada ka dhanka ah khawaarijta,isagoo sheegay in ay socdaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542908","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542908"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542912,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542908\/revisions\/542912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}