{"id":542905,"date":"2025-08-22T08:23:22","date_gmt":"2025-08-22T05:23:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542905"},"modified":"2025-08-22T08:23:22","modified_gmt":"2025-08-22T05:23:22","slug":"wasaaradda-cadaaladda-iyo-arrimaha-dastuurka-xfs-oo-qabatay-kulan-dadweyne-oo-la-xiriiray-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-cadaaladda-iyo-arrimaha-dastuurka-xfs-oo-qabatay-kulan-dadweyne-oo-la-xiriiray-dastuurka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS oo qabatay kulan dadweyne oo la xiriiray dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa Muqdisho ka furay kullan la-tashi Dadweynaha oo ku saabsanaa soo jeedinta wax ka beddelka Dastuurka, gaar ahaan Cutubyada 5-aad ilaa 9-aad.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u soo agaasimay saddexda hay\u2019adood ee dastuurka u xil-saaran ,iyadoo lagu dhageystay talooyin iyo fikrado dhanka shacabka ah oo ka hadlaya cutubyada 5aad ilaa 9aad ee ay soo bandhigeen Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa \u00a0intii uu socday waxaa ka soo qayb galayaasha ay gudbiyeen aragtiyo iyo iyo talooyin kale oo ku saabsan wax ka beddelka cutubyadaas, halka madax ka socotay saddexda hay\u2019adood ee dastuurka u xil-saaran ay ka jawaabeen su\u2019aalihii iyo aragtiyihii la hor dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa Muqdisho ka furay kullan la-tashi Dadweynaha oo ku saabsanaa soo jeedinta wax ka beddelka Dastuurka, gaar ahaan Cutubyada 5-aad ilaa 9-aad. Kulanka ayaa waxaa si wadajir ah u soo agaasimay saddexda hay\u2019adood ee dastuurka u xil-saaran ,iyadoo lagu dhageystay talooyin iyo fikrado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542905","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542907,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542905\/revisions\/542907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}