{"id":542868,"date":"2025-08-21T17:35:55","date_gmt":"2025-08-21T14:35:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542868"},"modified":"2025-08-21T17:39:29","modified_gmt":"2025-08-21T14:39:29","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-maanta-u-soo-xiray-hayadaha-dowladda-tababar-ku-saabsan-hirgalinta-miisaaniyad-2026","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-maanta-u-soo-xiray-hayadaha-dowladda-tababar-ku-saabsan-hirgalinta-miisaaniyad-2026\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS  oo tababar u soo xiray Hay\u2019adaha Dowladda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta u soo xiray Hay\u2019adaha Dowladda tababar ku saabsan Hirgalinta Miisaaniyad ku Saleysan Barnaamij-hawleed, ujeedka tababarkani ayaa ahaa in Miisaaniyadda 2026-ka ay ku soo gudbiyaan si waafaqsan hawlahooda shaqo iyo qaabka ay u hirgalinayaan Agaasinka, waaxda, qaybta iyo mashruuca.<\/p>\n<p>Munaasabadda xiritaanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha Guud ee W.Maaliyadda, Agaasimayaasha Maamulka iyo Maaliyadda ee Hey\u2019adaha Dowladda ayaa waxaa khudbad kooban ka jeediyay xiritaanka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS isagoo sheegay in qorshahani uu muhiim u yahay horumarinta hannaanka diyaarinta Misaaniyadaha ee ku salaysan waxqabadka dhabta ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda ayaa wax ka-badal ku sameysay habraaca diyaarinta miisaaniyadda ayadoo laga beddelayo in ay diiradda saarto soo ibinta agabka iyo adeegyada lagu fulinayo hawlaha sanadlaha ah (input-based annual activity) lagana dhigayo in la isku wada xidho qoondaynta miisaaniyada iyo adeegyada ay bixiso hay\u2019ad kasta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542870 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0066-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1320\" height=\"996\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0066-1.jpg 1320w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0066-1-300x226.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0066-1-1024x773.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0066-1-768x579.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0066-1-860x649.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542874 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0072.jpg\" alt=\"\" width=\"1320\" height=\"734\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0072.jpg 1320w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0072-300x167.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0072-1024x569.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0072-768x427.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250821-WA0072-860x478.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1320px) 100vw, 1320px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta u soo xiray Hay\u2019adaha Dowladda tababar ku saabsan Hirgalinta Miisaaniyad ku Saleysan Barnaamij-hawleed, ujeedka tababarkani ayaa ahaa in Miisaaniyadda 2026-ka ay ku soo gudbiyaan si waafaqsan hawlahooda shaqo iyo qaabka ay u hirgalinayaan Agaasinka, waaxda, qaybta iyo mashruuca. Munaasabadda xiritaanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Agaasimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":542869,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542868","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542868"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542880,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542868\/revisions\/542880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542869"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}