{"id":542864,"date":"2025-08-21T15:55:07","date_gmt":"2025-08-21T12:55:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542864"},"modified":"2025-08-21T15:55:07","modified_gmt":"2025-08-21T12:55:07","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeyb-galeysa-shirweynaha-caalamiga-ah-ee-horumarinta-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeyb-galeysa-shirweynaha-caalamiga-ah-ee-horumarinta-afrika\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shirweynaha Caalamiga ah ee Horumarinta Afrika\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Yokohama((SONNA):-Wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Caalamiga ah ee Horumarinta Afrika ee 9-aad (TICAD9) oo ka socda magaalada Yokohama, Japan.<\/p>\n<p>Wasiirka waxaa wehlinaya Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha iyo Jabaan, Marwo Hodan Cismaan Cabdi, Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, Marwo Hodan Cismaan, iyo Lataliyaha Dhaqaalaha ee Ra\u2019iisal Wasaaraha, Mudane Aweys Cabdullahi Cali.<\/p>\n<p>Intii lagu guda jiray furitaanka shirka, Wasiirka ayaa khudbad ka jeediyay isagoo si gaar ah u iftiimiyay:<br \/>\n\u2022 Guulaha Soomaaliya ka gaartay dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha, oo ay ku jirto dhimista saboolnimada 16% iyo ka bixitaanka dalka ee barnaamijka cafinta deynta.<br \/>\n\u2022 Kalsoonida maalgashadayaasha caalamka, iyadoo in ka badan 90% shirkadaha ka shaqeeya Soomaaliya ay muujiyeen kalsooni ku saabsan jihada dhaqaalaha iyo amniga ganacsiga.<br \/>\n\u2022 Himilada Soomaaliya ee mustaqbalka, oo ku saleysan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) iyo Hiigsiga 2060 (Centennial Vision 2060), si loo xaqiijiyo koboc dhaqaale, shaqo abuur iyo fursado maalgashi oo waara.<\/p>\n<p>Wasiir Beenebeene ayaa ku booriyay dalalka iyo shirkadaha caalamiga ah, gaar ahaan Japan, inay ka faa\u2019iideystaan fursadaha ballaaran ee Soomaaliya ka jira, sida:<br \/>\n\u2022 Kalluumeysiga badda hodanka ah.<br \/>\n\u2022 Xoolaha nool oo gaaraya 40 milyan oo neef.<br \/>\n\u2022 Fursadaha tamarta qoraxda iyo maalgashiga ganacsiga gobolka.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waa dal fursado badan leh, waxaana diyaar u nahay iskaashi dhaqaale oo ku dhisan kalsooni, dan wadaag iyo horumar waara,\u201d ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene).<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542866 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-768x511.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/FB_IMG_1755780733210-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Yokohama((SONNA):-Wafdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Caalamiga ah ee Horumarinta Afrika ee 9-aad (TICAD9) oo ka socda magaalada Yokohama, Japan. Wasiirka waxaa wehlinaya Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha iyo Jabaan, Marwo Hodan Cismaan Cabdi, Guddoomiyaha Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":542865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542864","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542864"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542867,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542864\/revisions\/542867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}