{"id":542860,"date":"2025-08-21T12:02:34","date_gmt":"2025-08-21T09:02:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542860"},"modified":"2025-08-21T12:02:34","modified_gmt":"2025-08-21T09:02:34","slug":"shirweynaha-dhallinyarada-ee-isbeddelka-cimilada-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirweynaha-dhallinyarada-ee-isbeddelka-cimilada-oo-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirweynaha Dhallinyarada ee Isbeddelka Cimilada oo ka Furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Shirweynaha Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Isbeddelka Cimilada sanadka 2025 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirweynahaan ayaa waxaa ka qaybgalaya koox dhallinyaro ah ka kala socda deegaanada gobollada dalka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulada dowladaha \u00a0iyo daneeyayaal caalami ah.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa ah mid lagu dhiirrigelinayo hal-abuurka dhalinyarada Soomaaliya,si ay kaalin firfircoon uga qaataan dadaalladagu ilaalinaayo\u00a0 deegaanada dalka.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa ujeedkiisu yahay in la xoojiyo doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ee la tacaalidda isbeddelka cimilada iyo ka hortagga dhibaatooyinka deegaanka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirweynaha Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Isbeddelka Cimilada sanadka 2025 ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Shirweynahaan ayaa waxaa ka qaybgalaya koox dhallinyaro ah ka kala socda deegaanada gobollada dalka iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulada dowladaha \u00a0iyo daneeyayaal caalami ah. Shirkaan ayaa ah mid lagu dhiirrigelinayo hal-abuurka dhalinyarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542861,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542860","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542860"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542862,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542860\/revisions\/542862"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542861"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}