{"id":542849,"date":"2025-08-20T20:50:52","date_gmt":"2025-08-20T17:50:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542849"},"modified":"2025-08-20T20:50:52","modified_gmt":"2025-08-20T17:50:52","slug":"shir-ku-saabsan-istiraatiijiyadda-qaran-ee-ka-jawaabista-musiibooyinka-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-ku-saabsan-istiraatiijiyadda-qaran-ee-ka-jawaabista-musiibooyinka-oo-muqdisho-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shir ku saabsan Istiraatiijiyadda Qaran ee ka jawaabista musiibooyinka oo Muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta masiibooyinka Qaranka (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah u daahfuray Shir heer qaran ah oo socon doonna muddo labo maalmood ah, kaas oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad qaran ee hagi doonta ka jawaab celinta arrimaha masiibooyinka ah.<\/p>\n<p>Furitaanka shirka ayaa lagu xusay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya yeelato qorshe hawleed adag oo wax ka qabta masiibooyinka ka hor inta aysan dhicin, loona diyaariyo hay\u2019adaha iyo bulshada sidii loo yareyn lahaa saameynta ka dhalata xaaladaha degdegga ah.<\/p>\n<p>Shirkaan oo muhiim ahaa ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta ugu sareysa hey&#8217;addaha WFP FAO, DRC ICPAC oo ah Xubin hoostagta IGAD, Safiirka IGAD ee Soomaaliya iyo Hey\u2019addo kale kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanayay qabsoomida shirkaan .<\/p>\n<p>Ugu danbeyn,Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ku tilmaamay Shirkaan mid ka tarjumaya dadaallada joogtada ah ee hay\u2019addu ku xoojinayso diyaargarowga iyo ka-hortagga masiibooyinka, isagoo uga mahadceliyay hay\u2019adaha caalamiga ah garab istaagga ay u muujiyeen shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta masiibooyinka Qaranka (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa si rasmi ah u daahfuray Shir heer qaran ah oo socon doonna muddo labo maalmood ah, kaas oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad qaran ee hagi doonta ka jawaab celinta arrimaha masiibooyinka ah. Furitaanka shirka ayaa lagu xusay muhiimadda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":542850,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542849","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542849","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542849"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542851,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542849\/revisions\/542851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542850"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}