{"id":542748,"date":"2025-08-18T19:02:49","date_gmt":"2025-08-18T16:02:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542748"},"modified":"2025-08-18T19:02:49","modified_gmt":"2025-08-18T16:02:49","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay&#8217;adda socdaalka oo qaabilay wafdi ka socda Azerbaijan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow iyo mas\u2019uuyiin kale oo katirsan hay\u2019adda ayaa xarunta dhexe kulan kula qaatay wafdi ka socday dowladda Azerbajan kuwaas oo marti u ahaa Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa ugu horreyn soo bandhigay hannaanka Dowladda Azerbajan u horumarisay adeegyada dadweynaha, isbeddellada horumarinta ee dhanka Teknooliyidda iyo hufnaanta adeeg-bixinta dalkaas. Wafdiga ayaa sidoo kale soo bandhigay qorshayaashooda ku aaddan sidii ay u taageeri lahaayeen hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, gaar ahaan horumarinta adeeg-bixinta, tababarada shaqaalaha, iyo adeegsiga teknoolojiyada casriga ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale, hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa wafdiga u soo bandhigtay hannaanka ay adeegyada u bixiso iyo dadaallada horumarineed ee lagu xoojinayo awoodda hay\u2019adda iyo tayada adeeg-bixinta bulshada.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, wafdiga ayaa booqasho kormeer ah lagu geeyay xafiisyada Baarista Dukumentiyada ee FDU iyo Xafiiska Madbacadda Baasaboorada, halkaasoo oo ay ku arkeen habraacyada shaqo iyo nidaamka casriga ah ee loo isticmaalo diyaarinta iyo bixinta dukumentiyada muhiimka ah ee socdaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafa Duhulow iyo mas\u2019uuyiin kale oo katirsan hay\u2019adda ayaa xarunta dhexe kulan kula qaatay wafdi ka socday dowladda Azerbajan kuwaas oo marti u ahaa Dowladda Soomaaliya. Wafdiga ayaa ugu horreyn soo bandhigay hannaanka Dowladda Azerbajan u horumarisay adeegyada dadweynaha, isbeddellada horumarinta ee dhanka Teknooliyidda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":542749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542748","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542750,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542748\/revisions\/542750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}