{"id":542677,"date":"2025-08-17T22:21:04","date_gmt":"2025-08-17T19:21:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542677"},"modified":"2025-08-17T22:21:04","modified_gmt":"2025-08-17T19:21:04","slug":"madaxda-gobolka-minnesota-oo-abaalmarinaya-halyeeyada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-gobolka-minnesota-oo-abaalmarinaya-halyeeyada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Madaxda Gobolka Minnesota oo Abaalmarinaya halyeeyada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Minneapolis: Hay\u2019adda(VOS) ee fadhigeedu uu yahay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, 15-kii sanno ee ugu dambeeyey ka shaqeyneysay horumarinta iyo gacansiinta bulshada ayaa dabayaaqada sannadkan 2025, waxay soo agaasintay barnaamijka loogu magacdaray dhiirigelin bulsho (SHA)- Somali Hero Awars.<\/p>\n<p>Cali Gaashaan oo ah aas aasaha hey&#8217;adda VOS ahna madaxweynaha Soomaali Hero Awars ayaa wakaaladda warka soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ay Soomaali hero astaanteedu tahay dhiirigelinta kuwa mudan.<\/p>\n<p>Madashan maamuuska weyn leh waxaa isugu imaan doono dhammaan Soomaalida ku nool daafaha caalamka gaar ahaana kuwa kuhowlan wax qabadka bulshadooda, iyadoona lagu xusi doono halyeeyadii qarankeena usoo halgamay.<\/p>\n<p>Abaalmarinta ayaa waxaa lagu bixin doonaa qaab Online ah, barta somaliheroawrds.com ayey bulshada ugu soo dhiiban doonaan codkooda si ay usiiyaan qofka u qalma, madax iyo marti sharaf qiima leh oo kasocda Hay\u2019adda ayaa kamid ah dadka kasoo qeyb geli doona barnaamijka maamuuska halyeeyada.<\/p>\n<p>Barnaamijka maamuuska haleyeeyada Soomaalida ayaa noqon doona mid la qaban doono sanadkii mar,iyadoo la dhiirigelin doono kuwa mudan ee guuleystay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-542678\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"1274\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8-300x300.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8-1024x1019.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8-150x150.jpeg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8-768x764.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/e4c402a4-9538-499d-a1c4-806e6d0371c8-860x856.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-542679\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/53f743f3-169f-4846-b803-919cd7a5141a.jpeg\" alt=\"\" width=\"602\" height=\"254\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/53f743f3-169f-4846-b803-919cd7a5141a.jpeg 602w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/53f743f3-169f-4846-b803-919cd7a5141a-300x127.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 602px) 100vw, 602px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Minneapolis: Hay\u2019adda(VOS) ee fadhigeedu uu yahay gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, 15-kii sanno ee ugu dambeeyey ka shaqeyneysay horumarinta iyo gacansiinta bulshada ayaa dabayaaqada sannadkan 2025, waxay soo agaasintay barnaamijka loogu magacdaray dhiirigelin bulsho (SHA)- Somali Hero Awars. Cali Gaashaan oo ah aas aasaha hey&#8217;adda VOS ahna madaxweynaha Soomaali Hero Awars ayaa wakaaladda warka soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":542679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542677","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542677","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542680,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542677\/revisions\/542680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}