{"id":542500,"date":"2025-08-16T10:56:34","date_gmt":"2025-08-16T07:56:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542500"},"modified":"2025-08-16T10:56:34","modified_gmt":"2025-08-16T07:56:34","slug":"drone-nooc-cusub-ah-oo-dunida-ku-soo-biiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/drone-nooc-cusub-ah-oo-dunida-ku-soo-biiray\/","title":{"rendered":"Drone nooc cusub ah oo Dunida ku soo biiray"},"content":{"rendered":"<p>Turkey\u2019s SolidAERO waxa ay soo saartay TALAY, oo ah diyaarad aan duuliye laheyn oo kormeereysa xeebaha Badeed ka shaqayneysa, taasoo dib u soo nooleyneysa Tiknoolajiyada caalamka gaar ahaan saameynta garabka-gudaha ee Cold War\u2013ka ama dagaalka qaboow ama dagaalka casriga ah ee Badda, waana diyaaraddii ugu horreysay ee aan duuliyaha laheyn ee u gaar ah howlaha Badda, islamarkaana uu soo saaro dalka turkiye.<\/p>\n<p>Diyaaraddaan Qaab sameyskeeda ayaa ah inay Baalka laalaabi karto, waxaana loogu talagalay howlgallada Badda iyo Xeebaha oo ay ku jiraan weerarrada, ilaalinta, iyo sahanka, iyadoo ku duuleysaa joog\u00a0 hoose 3 mitir (9.8 cagood) oo ka sarreysa Biyaha, waxayna hoos ugu dhici kartaa 30 sentimitir (1 cagood), si looga fogaado in uu ogaado Raadarka.<\/p>\n<p>TALAY waxa ay ku duuli kartaa xawaare dhan 124 mph (200 km\/h) saacadiiba, waxayna shaqeyn kartaa ama hawada ku jiri kartaa ilaa seddex saacadood, waxayna qaadi kartaa culeys dhan 66 rodol ama (30 kg) oo Hub ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-542502\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/drone-300x156.jpg\" alt=\"\" width=\"398\" height=\"207\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/drone-300x156.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/drone.jpg 708w\" sizes=\"auto, (max-width: 398px) 100vw, 398px\" \/><\/p>\n<p>Diyaaraddaan Drone ka ah waxay ku shaqeysaa Matoor koronto ah iyo nidaam xakameyn duulimaad oo caqli macmal ah (AI) ku saleysan, taasoo u ogolaaneysa inay fuliso howlgallo ay ka mid yihiin Roondo ama fiir fiirin, weerarro toos ah, ama weerarro saldhigyada Badda ah, xitaa waxay ka howlgali kartaa marka biyuhu kacsan yihiin.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkey\u2019s SolidAERO waxa ay soo saartay TALAY, oo ah diyaarad aan duuliye laheyn oo kormeereysa xeebaha Badeed ka shaqayneysa, taasoo dib u soo nooleyneysa Tiknoolajiyada caalamka gaar ahaan saameynta garabka-gudaha ee Cold War\u2013ka ama dagaalka qaboow ama dagaalka casriga ah ee Badda, waana diyaaraddii ugu horreysay ee aan duuliyaha laheyn ee u gaar ah howlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":542501,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,889,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542500","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-technology","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542503,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542500\/revisions\/542503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}