{"id":542459,"date":"2025-08-15T13:38:18","date_gmt":"2025-08-15T10:38:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542459"},"modified":"2025-08-15T13:38:18","modified_gmt":"2025-08-15T10:38:18","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-nabad-sugid-ah-ka-fuliyay-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgallo-nabad-sugid-ah-ka-fuliyay-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad-sugid ah ka fuliyay Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p><strong>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 19-aad ee Kumaandoosta Gorgor, ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu xaqiijinayo amniga, isla markaana lagaga hortagayo dhagarta Khawaarijta, ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Cumar Beere iyo deegaano kale, waxaana ciidanku ku guuleysteen in ay soo saaraan miinooyin ay Khawaarijtu ku aaseen wadooyin ay maraan dadka iyo gaadiidka ee ku safra \u00a0deegaanadaasi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ciidanka geesiyaasha ah ayaa miinooyinkaas burburiyay, iyagoo mar kale xaqiijiyay badqabka iyo amniga dadka deegaanka.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542461 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/okk.jpeg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/okk.jpeg 765w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/okk-225x300.jpeg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 19-aad ee Kumaandoosta Gorgor, ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu xaqiijinayo amniga, isla markaana lagaga hortagayo dhagarta Khawaarijta, ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Cumar Beere iyo deegaano kale, waxaana ciidanku ku guuleysteen in ay soo saaraan miinooyin ay Khawaarijtu ku aaseen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542459","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542462,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542459\/revisions\/542462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}