{"id":542393,"date":"2025-08-14T10:52:55","date_gmt":"2025-08-14T07:52:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542393"},"modified":"2025-08-14T10:53:28","modified_gmt":"2025-08-14T07:53:28","slug":"sadex-kamid-ah-maleedjiyaadka-khawaarijta-oo-saaka-lagu-fuliyay-dil-toogasho-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sadex-kamid-ah-maleedjiyaadka-khawaarijta-oo-saaka-lagu-fuliyay-dil-toogasho-ah\/","title":{"rendered":"Sadex kamid ah maleeshiyaadka khawaarijta oo saaka lagu fuliyay dil toogasho ah"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamd ah ciidanka qaranka ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay sadex kamid ah kooxaha khawwaarijta oo horay ay u xukumeen \u00a0maxkamada ciidanka qalabka sida ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sadexdaasi ruux oo saaka wajahay tiirka Cadaalada,waxaa lagu kala magacaabaa Abuukar Axmed Maxamed (Anwar), Xamsa Jeylaani C\/laahi (Abtiga) iyo Xassan Cali Xuseen (Garaad)<\/p>\n<p>Sadaxdaan ruux ayaa ka wada tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta ,iyagoo horay u geystay \u00a0falal dilal ah\u00a0 iyo qaraxyo ay ka fuliyeen Caasimadda Muqdisho iyo Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamd ah ciidanka qaranka ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay sadex kamid ah kooxaha khawwaarijta oo horay ay u xukumeen \u00a0maxkamada ciidanka qalabka sida ee dowladda Soomaaliya. Sadexdaasi ruux oo saaka wajahay tiirka Cadaalada,waxaa lagu kala magacaabaa Abuukar Axmed Maxamed (Anwar), Xamsa Jeylaani C\/laahi (Abtiga) iyo Xassan Cali Xuseen (Garaad) Sadaxdaan ruux ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542393"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542396,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542393\/revisions\/542396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}