{"id":542377,"date":"2025-08-14T08:37:17","date_gmt":"2025-08-14T05:37:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542377"},"modified":"2025-08-14T08:46:22","modified_gmt":"2025-08-14T05:46:22","slug":"madaxda-ciidanka-xoogga-oo-ku-baaqay-in-la-xoojiyo-howlgallada-ka-dhanka-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-ciidanka-xoogga-oo-ku-baaqay-in-la-xoojiyo-howlgallada-ka-dhanka-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo ku baaqay in la xoojiyo howlgallada ka dhanka ah khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo la socday ayaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kula kulmay ciidanka qaranka ee halkaasi u jooga la dagaalanka iyo ciribtirka kooxaha khawaarijta.<\/p>\n<p>Saraakiishaasi ayaa kormeeray difaacyada hore ee Ciidanka Xoogga Dalka, waxayna halkaasi kulamo gaar gaar ah oo la xiriiray dhiirigalin iyo boogaadin la qaateen Saraakiisha Ciidamada Xoogga ee ku sugan Ceeldheer.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka \u00a0ayaa Saraakiisha iyo ciidamada kale ugu hambalyeeyay guulaha ey gaareen Ciidamada Qaranka, isagoo kula dardaarmay in la sii wado howlgalada ka dhanka ah khawaarijta .<\/p>\n<p>Booqashada saraakiisha ciidanka xoogga ayaa ee gobolka Gaalgaduud ayaa imaanaya xilli howlgallo lagu vaacsanaayo cadowga argagixisada uu ka socdo gobolada dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo la socday ayaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kula kulmay ciidanka qaranka ee halkaasi u jooga la dagaalanka iyo ciribtirka kooxaha khawaarijta. Saraakiishaasi ayaa kormeeray difaacyada hore ee Ciidanka Xoogga Dalka, waxayna halkaasi kulamo gaar gaar ah oo la xiriiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542377","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542377"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542383,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542377\/revisions\/542383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542378"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}